Suuq Casri ah oo laga dhisayo Degmada Dayniile oo la dhagax dhigay (Daawo Sawirada)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay Suuq Casri ah oo laga dhisayo degmada Dayniile, waxaana suuqan la filayaa in uu haqab tiro baahiyo badan ay horey u qabeen bulshada degmada Dayniile. Suuqan cusub ee laga dhisayo Dayniile waxaa dhagax dhigay Gudoomiye kuxigeenka Howlaha guud ee gobolka Banaadir, waxaana munaasabada dhagax dhiga ku sugnaa masuuliyiin katirsan … Continue reading Suuq Casri ah oo laga dhisayo Degmada Dayniile oo la dhagax dhigay (Daawo Sawirada)